Howlaha WFS

Wararka Iyo Dhacdooyinka Wakaaladda Filimadda Soomaaliyeed

Asaaska WFS

1975-tii ayaa la abuuray Guddiga maamulka ee Wakaaladda Filimada Soomaaliyeed (WFS). Waxaa markaas bilowday sameynta filimaan Soomaaliyeed oo xiriir ah.

1970s iyo 1980s, waxaa la sameeyay filimaan badan oo intooda badan ku saleysnaa ruwaayado.

Markii la sameeyay Wakaaladda Filimada Soomaaliyeed waxaa la hoos geeyay Wasaaradda Warfaafinta iyo Hannuuninta Dadweynaha, iyadoo la adeegsanayay qeybta muuqaalka ee Wasaaradda.

Mas’uuliyadda Wakaaladdu waxay ahayd ilaalinta filimada dalka la soo galiyo, qeybinta iyo faaf-reebka filimada dalka. Markii dambe waxaa loogu daray in ay la socoto filimada gaagaaban iyo kuwa dhaadheer ee la soo saaro. Inta badan filimada dalka soo gala, waxay ka iman jireen dalalka Masar, Talyaaniga, Midowga Sofiyeeti iyo Jarmalka Bari.

Wakaaladda Filimada Soomaaliyeed, waxay xiriir iskaashi ah la yeelatay British Films LTD, oo ahead shirkad filimada sameysa oo British ah.

READ MORE

Kaydka Sawirada

OUR PARTNERS

Client
Client
Client
Client
Client
Client
00
Xafiisyada Wakaaladda
00
Shaqaalaha Wakaaladda
00
Kaydka Filimadda